Menu

Daawo:- Kooxdii Badaluu Ee Cabdiraxman Ciro Oo Laga Badiyay – Jeegaantii Xisbi Shaydaanka Muuse Biixi Oo Guulaysatay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Wararka rasmiga ah eela helayo ayaa sheegaya in Doorashada Hogamiyaha Jabhad Beeleedka Isaaq lagu kala guulaystay kadib markii Kooxda Badaluu ee Cabdiraxman Ciro lagu Maray 3 iyo O.

Kooxda Badaluu oo iyadu ku wareertay Calamo iyo Heeso ayaa si hoosa oo Tuundheer ah looga saaray dadka ay Qabyalada iyo lacagta ku kaxaysanayaan in aysanba aqoon sida ay codka u siyaan Cabdiraxman Badaluu.

Xisbi Shaydaanka Muuse Biixi iyo Sixiroole Saylici ayaa iyagu khidada ay dageen ah in dadka warqaha lagu codaynayo ay ku qoraan X horada Muuse Biixi oo ay u malaynayaan ha dhaco balse ay tahay Hasoo baxo.

Iskusoo wada duuboo waxaa dhowaan la filayaa in Horjogaha Jabhad Beleedka SNM uu noqdo Dhiigyacab Muuse biixi iyo Sixiroolihiisa Saylici.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia