Menu

Deg Deg:- Cabdiraxman Ciro Oo Diidan In Uu Saxeexo In Laga Adkaaday – Muuse Biixi Oo Beeshiisa U Sheegay In Ay Farxad Guryahoda U Fadhiyaan

Hargaysa(Allssc): Wararka aan ka helayno ilo ku dhow dhow Horjogayasha Jabhada Beesha ISaaq ayaa sheegaya in Cabdiraxman Ciro la hor dhigay waraaq taas oo lagaga dalbanayo in uu saxeexo in laga adkaaday.

Wararku waxaa ay intaas ku darayaan in Cabdiraxman Ciro uu wakhtigan ku hawlanyihiin in Calamka u kala diro Cabashooyin isaga oo hore Cabashooyinkan ugu gudbiyay dhowr goobjoge oo Hargaysa dhiancna u dhaafin.

Haka Muuse Biixi uu ku hawlan yahay in uu soo xusho Golihiisa Wasiirada waxana la filayaa in Wasiirka Madaxtooyada uu ka dhigto Samaale, Wasiirada cul culusna uu ubadin doono Beelaha uu ka dhashay ee Habar-Awal iyo Beesha ay ku midoobeen Jabinta Beesha Cabdiraxman Ciro.

Wararkan oo fAah Faahsan Goordhow kala soco Allssc Media

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia