Menu

Daawo:- Suldanka Beesha Habar-Yonis Oo Saxafada Ka Sheegay In Beelaha Jeganta Ay Dagaal U Diyar Garoben Iyagana Ay Is Diyarinayan (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Suldanka Beesha Habar-Yonis  ayaa ka dareen celiyay sida Beesha Muuse Biixi iyo Siilaanyo oo is garabsanaya ay u boobeen Besha Habaryonis oo ka sharaxnaa Cabdiraxman Ciro.

Suldanka ayaa sheegay in Beelaha Jeegaanta la baxay ay Dagaal u diyar garoobeen iyagana ay diyaar garoobayaan.

Sidookale Suldankan ayaa sheegay in wakhtigan ay fahmeen in Khaatumo State iyo shacabkeeda aysan cadow u ahayn beeshoda balse ay fahmeen cida cadow u ah Suldanka iyo Beeshiisa.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia