Menu

Deg Deg:- Daawo Ragii U Shaqaynayay Cabdiraxman Ciro Iyo Xisbiga Beeshiisa Habar-Yonis Oo Xalay LA Xidhxidhay (Daawo Sanaduuq Muuse Biixi Loogu Shubay)

Hargaysa(Allssc): Odayasha Besha Cabdiraxman ciro ayaa saxafada uga waramay rag ka tirsanaa Xisbi beeoodkoda Wadani oo la xidh xidhay. Odayadan ayaa sheegay in xidh xidhida ragan  looga goleeyahay in goobo 15 gadhaya in lagu shubto, loogana codeeyo Muuse Biixi oo Cabdiraxman Ciro ku tartamayan hoganka Jabhada Beesha Isaaq.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia