Menu

Daawo:- Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Jabhada SNM Oo Banaanka Ulasoo Baxay Calamada Kiristanka Isaga Oo Calamka Ku Beer Laxawsanaya (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Kadb markii Jabhada SNM uu god madow kaga dhacay Caadifadii ay ku raadinayeen in Beeshoda Isaaq lagu Ictiraafo ayaa waxaa soo baxaya in Horjogayasha Jabhada SNM ay dowladaha Yurubiyanka iyo America ku beer laxawsadan Calamada Kiristanka oo ay kusoo labistan si badheedh ah.

Maxamed Biixi yoonis oo ahaa Wasiirka Arrimaha Dibada Jabhada SNM ayaa Dhinaca wadnaha kusoo muujistan Calamada Kiristanka oo ah mid aad u muuqata laguna rali galinayo Dowladaha Reer Galbeedka oo dhowan ka was waasay dorashada Jabahd Beeleedka Isaaq.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia