Menu

Daawo:- Horjogayasha Jabhada SNM Oo Ka Cararaya Salaanta KAdib Markii Sixirka Uu Hargaysa Ka Noqday Mid Lagu Wada Shaqo Tagay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Horjogayasha Jabhada SNM ayaa mudadii ugu danbaysay ku tartamayay Habka Sixirka iyo Falalka iyaga oo kuwa ugu caansan ka dalbanayay dalalka Yamen , Ethiopia , Senegal iyo Hindiya. Horjogayashan ayaa waxaa sidoo kale sadheeyeen Bulshada Hargaysa Burco iyo Barbara iyadoo la arkayay Habka Indha Sircaadka oo suuqyada ugu jira si xawli ah.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Maxamed Xaashi Ninka u qaabilsan Siilaanyo Madaxtoyadiisa oo gabi ahaanba diida salanta isaga o ok abaqaya in Kooxaha ay isku hayaan Jabhada SNm in Sixir u dhex raaciyaan.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia