Menu

Daawo:- Faysal Waal Oo Dhab Afka U Furtay Qabyaalada Musuq Maasuqa Iyo Dagaal Sokeeye Oo Uu Saadaaliyay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Faysal Waal oo la adlayay dad isugu soo baxay oo taageera Xisbi beeleedkiisa ayaa Afka u furtay waxana uu ka hadlay Dagaal sokeeyo oo miiska saaran hadii ay soo baxan Muuse ama Ciro.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia