Menu

Daawo:- Faysal Waal Oo Lagu Laaluushay Inuu Karbaasho Cabdiraxman Ciro Iyo Beeshiisa Habar-Yonis (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Faysal Waal o omaanta Saxafada la hadlay waxaa uu kabaha la dulmaray oo dhaliilo culus u jeediyay Cabdiraxman Ciro iyo Beesha uu k adhashay ee Habar-Yonis.

Faysal ayaa dhinaca kale iftiimiyay in Muuse Biixi iyo Beeshiisa ay ku guulaysteen Tartankii Jabhada SNM ee dhowan u tartameen Siyasiyin kasoo jeeda Besha Isaaq.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia