Menu

Damaashaadkii Iyo Dabaal Dagii Beesha Cabdiraxman Ciro Oo Soo Afmeerantay Kadib Markii Ay Ogaden In Dorashada Lagaga Gulaystay Intaysan Bilabman (Daawo)

Hargaysa(Allssc): Damashadka iyo Dabaal Daga Besha Habaryoonis ee Cabdiraxman Ciro ayaa dag dag usoo afmeermay isla galabtaba kadib markii ay ogaadeen in Doorshada Hoganka Besha Isaaq lagu kala badiyay intii aysanba bilaabman.

Goobaha la sheegay in Cod Bixinta ay ka dhacayso ayaa lagu sheegay 1643 goobood iyo wakhti Hargaysa gudaheeda oo kaliya laga codaynayay 700 oo Goobood in ka badan, taas oo macnaheeda uu yahay in Besha Muuse Biixi ay boqolkiiba 45% ay Hargaysa ku haystaaan codadka guusha wakhti Berbera, Gobolka Sool, Sanaag ay inta badan codkooda ay iyaga faraqa ugu jiraan waa Muuse Biixi iyo Beeshiisa.

Beesha Habaryonis iyo Cabiraxman Ciro ayaa cabasho barqanimadii maanta la tagay dhowr goobjooge kuwaas oo ay dacwado jka dhan ah Muuse Biixi u gudbiyeen.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia