Menu

Daawo:- Maleshiyada C/wali Gaas Oo Xabad U Adegsatay Shacabka Gobolka Bari Wakhti Ay Ka Mudaharadayeen Dekeda Gaas Ka Gatay Imaradka (Daawo Maqal Muqal + Sawiro)

Garoowe(Allssc):Shacabka Gobolka Bari Ayaa maanta si weyn uga banaan baxay Badooda oo aysan ka kaluumaysan karin halka Dekeda ay xidhantahay in ka badan mudo 30 maalmood ah. shacabka oo si nabad ah u banaan baxayay ayaa waxaa xabad ku weeraray Maleshiyada la haybta ah Cabdiwali Gaas kuwaas oo banaan baxayasha u gaystay khasaare kala duwan.

 

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia