Menu

Daawo:- Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalkii Gaalkacyo Ee MAanta (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc): Dhimashada ayaa lagu sheegay 5 ruux halka dhawaca uu gaadhayo 7 ruux. Dagaalkan ayaa la sheegay in suuqyada waqooyiga Gaalkacyo ay habeenkii cawa ahaayeen kuwo faaruq ah.

 

Allssc News Desk

Garoowe Somalia