Menu

Deg Deg Daawo Rasaasta Oo Si Xun Uga Dhacaysa Magalada Burco (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc) Dibad baxayaal ka gadoodsan boobka lagu sameeyay dorashada Jabhada SNM taas oo maanta loogu dhawaqay Muuse Biixi.

Dibad baxayashan oo la hayb ah Cabdiraxman Ciro ayaa la sheegayyaa in Maleeshiyo Taageerta Muuse Biixi ay xabad hoosta ugu dhigeen ilaa hadana ay socoto