Menu

Deg Deg Daawo Cabdiraxman Ciro Oo Qaadacay Wixii Kasoo Baxa Doorashada Jabhada SNM (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Cabdiraxman Xiro oo goor dhoweyd la hadlay saxafada ayaa qaadacay waxa kasoo baxa doorashada Jabhada SNM. Ciro ayaa sidoo kale xidhiidhka u jaray komishinka dorashada SNM waxa uu ku dhalilay inay garabsiinayan Muuse Biixi iyo Beeshiisa.