Menu

Deg Deg: Beesha Cabdiraxman Ciro Oo Burco Ku Mudaharaday Iyo Xabad Hoos Loogu Dhugay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Wararka aan ka helayno xaafadaha Galbeedka Burco ee Beesha Cabdiraxman Ciro ayaa habeenimda cawa ay ka bilaabmeen mudaharado.

Shacab ka gadoodsan ku shubashada Muuse Biixi iyo beeahiisa ayaa magalada Burco ka dhigay dibad baxyo halkaas oo Maleshiyo Muuse Biixi Taageerta ay si badheedha xabado ugu fureen dibad baxayasha. Tirada dhimashada ayaa lagu sheegay 7 Ruux halka dhawaci tiro badan yahay.