Menu

Daawo:- Dowlada Maraykanka Oo Baqdin Iyo Barakicin Ku Ridaysa Shacabka Somaliyed –

Muqdisho(Allssc):Safarada Maraykanka Ee Fadhigeedu yahay Dalka Kenya ayaa soo saartay Qoraal cabsi galin ah taas oo loola jeedo in lagula dagalamo Rajada Somalia iyo Shucurta Midnimo ee soo iftiintay. Dowlada Maraykanka ayaa ugu baaqday cidii haysata dhalashada Maraykanka ee ku sugan Somalia inay dag dag uga baxan wakhti Wasiirada, Xildhibanada iyo Madaxweynaha Somalia ay haysaan Passportka dalkaas maraykanka.

SECURITY MESSAGE FOR U.S. CITIZENS: Specific Threat Information Against U.S. Citizens U.S. Mission to Somalia November 4, 2017

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia