Menu

Daawo Cabdiraxman Ciro Oo Hambalyo Taagwaa U Diray Muuse Biixi

Hargaysa(Allssc): Horjogaha Xisbiga Beesha Habar-Yonis ayaa Hambalyo Taagwaa u diray Horjogaha Beesha Habar-Awal Muuse Biixi.

Kadib markii dhabar jabin uu kala kulmay Xisbiga Besha Ciidagale iyo qaar ka tirsan Xisbiga Cabdiraxman Ciro oo dorashada ka dib ku wacad furay.

Cabdiraxman ciro ayaa la sheegayaa in madax salax iyo sabir siin loo siiyay lacag ku fhow 20 Milyan oo lagasoo qaaday DPworld.