Menu

Daawo:- Ugaas Cabdirashid Oo U Digay Maamul Beeleedka Majeerteen Oo Dulaan Qawan Ku Ah Deganka Khaatumo State (Daawo Maqal Muqal)

Boocame(Allssc):- Ugaas Cabdirashid Hassan oo ka mida Madax Dhaqameedka Degankana Khaatumo State ayaa digniin culus u diray Besha Faroole iyo Maamulkoda isaga oo uga digay duulaanka qaawan ay ku yihiin dhulka Khaatumo State.

 

Allssc News Desk

Boocame Khaatumo State