Menu

Daawo Muuqaalo Muujinaya In Cabdiwali Gaas Isu Haysto Masuulka Saliibiga Somaliya (Daawo Muuqaalo Kaa Yaabinaya)

London(Allssc):Waxaa Shirkii Fashilinta Shacabka Somaliyeed ee Qab Qablayasha ku yeesheen Kismanyo laga helay muuqaalo la rabo in lagusoo dhoweysto Gaalada kadib markii Cabdiwali Gaas uu isu muujiyay calamada Kiristanka u citiqadsan yihiin Nabi Ciise.

Cabdiwali Gaas ayaa qaabka Saliibka u aaminsan in ay isaga astaan u tahay isaga oo kusoo dhoweysanaya dowladaha Kiristanka ah.

 

Allssc News Desk

London UK