Menu

Daawo:- Jabhada Beesha Isaaq Ee Iyaguba IS Aamini Waayay Miyaan Aaminaa ?! – Kulankii Horjogayasha Xisbiyo Beeledka Isaaq Oo Dhaar Tagtay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Waxaa Jabhada SNM ee Tabarta daran ay is tustay in ay ku dayato Dowladaha Reer Galbeedka ee Musharaxinta Madaxweyne ay sameeyaan dood mubaax ah taas oo shacabkoda ay tusayan ninkasta hadii la doorto fikirka uu dalku ku hagayo.

Horjogayasha Jabhada SNM ayaa diiday in doodaas ka qayb galaan madama TV Horn Cable ay leeyihiin beel ka tirsan Jabhada SNM halka wariyayasha ay kasoo jedan BEsha iska leh isla TV kuwaas oo u kala xaglinaya Horjogayasha Besha ISaaq ee ku loolamaya Hogaanka Jabhada SNM.

Wariyayasha daadihinayay iyo kuwi imuqalka duubayay ayaa dhaar dheer la mariyay kadibna waxaa buuq uu hadheeyay goobtii doodu ka socotay iyada oo ay sababi gadhay in la jojiyo halka wali qaar ka mida Horjogayasha Jabhada SNM ay tabanayaan in dhaartii la jabiyay laguna qaloociyay su’aalaha qayb.

Hadaba Besha Calamka waxaa ay aragtay Sadexda musharax ee u sharaxan Hogaanka Jabhada SNM in ay kasoo wada jeedaan Hal Beel halka Wariyayasha iyo TV ay isla besha Horjogayasha kasoo jeedaan waxana taas Calamka u xaqiijisay in Ay Tahay Caanashub Caaqil Colaadeed oo loo doorto Beesha ISaaq aysan ahayn Mamul ku dhisan nidaam Hagaagsan.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia