Menu

Daawo:- Magaalada Garoowe Oo Aad U Kacsan Iyo Maleeshiyada Gaas Oo Xidh Xidhay Waxgarad Isaga Kasoo Hojeestay (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc):Maleeshiyada Cabdiwali Gaas ayaa Xidh Xidhay Waxgaard dhowaan ku dhaliilay Shirkii Kismanyo iyo Xaalada Maamul Beleedka Garoowe uu marayo wakhtigan.

 

Allssc News Desk

Garoowe Somalia