Menu

Daawo:- Jabhadka Lagu Wado Inuu Hogaanka U Qabto Jabhada SNM Muuse Biixi Oo Sheegay In Beelaha Aan ISaaq Ahayn Aysan Xaq Iyo Xuuqtona Ku Lahayn Waqooyiga (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Jabhada SNM oo iyagu soo taagay sida caadada u ahayd sadex nin oo kasoo wada jeeda Beesha Isaaq ayaa sheegay in ay  u kala ordayaan hogaanka Jabhada SNM. Doodan oo ay kasoo min guuriyeen Qaab Siyaasadeedka reer Galbeedka.

Horjogayasha Jabhada SNM oo uu ka midyahay ninka loo wado inuu Hogaanka ka dhaxlo Siilaanyo ayaa si cad u sheegay in wadahadal rasmi ah oo lagu xalinayo waqooyiga aysan furnayn balse sidan lagu wadi doono Maarynta Jabhada SNM.

 

 

Allssc News Desk

London UK