Menu

Daawo:- Qabyaalada Jabhada SNM Dhexdeeda Oo Baalal Ay Ku Duusho Yeelatay – Xildhiban Beshisa Ugu Baqay Inay Fadhiga Ka Kacan (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Xildhiban ka tirsan Jabhada SNM ayaa si badheedha oo caadifadaysan ula hadlay beesha uu kaso jeedo isaga oo kicin iyo xumaan faris ugu dhiibay in Cabdiraxman Ciro uusan u dhalan deganka Berbera oo uusan cod helayn

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia