Menu

Daawo:- Hoosgale Baashe Oo Siilaanyo Iyo Muuse Biixi Ku Eedeeyay Inay Wadaan Qaybi Oo Xukun (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Waxaa Wakhti aan haboonayn Afka furtay Hoosgale Baashe Cali Jaamac kaas oo saxafada u sheegay in Horjogaha Jabahda SNM Siilaanyo iyo Muuse Biixi ay wadaan Qaybi oo xukun wakhti uu carabka ka duwayo dhaman Horjogayasha Jabhada SNM oo iyagu dhaqan u tahay burburinta shacabka Reer Khaatumo iyo bulshada kale ee ku dhaqan waqooyiga Somalia.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia