Menu

Daawo:- Dagaalkii Qaboobaa Ee Ka Dhexsocday Horjogayasha Mamul Beleedka Garoowe Oo Isu Badalay Gacan Ka Hadal Dhawac Iyo Khasaare Kale Oo Jira (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc): Dagaal qabow oo mudadii ugu danbaysay ka dhex socday Horjogayasha Mamulka Burburay ee Besha Cabdiwali Gaas. Dagaalkan qabow ayaa isu badalay gacan ka hadal kadib marki ikulan lagusoo dhoweynayay Cabdiwali Gaas ay ku murmeen Horjogayasha MAleshiyada Mamulbeledkaas.

Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay in uu dhex maray garabo la kala safan Cabdiraxman Faroole iyo Cabdiwali Gaas waxana goobta ku signaa wakhtigaas Wasiirka Amniga Mamul Beleedka Garoowe, Gudoomiyaha Garoowe, Taliyayaal farabadan waxana muran ka dib xaladu noqotay gacan ka hadal isu badashay rasaas.

Xaalada Garoowe ayaa ah mid qasan kadib markii cabdiwali gaas uu lasoo galay ciidamo aad u tiro badan oo Jifidiisa wakhti loo sheegay in Garoowe laga wado hawlo lagu minja xaabinayo.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Cabdiwali Gaas Oo Laba Asbuuc Ka Hor Shaqada Ku Celiyay Taliyaha Maleshiyadiisa Ee Dhawaca U Gaystay Taliye Ku Xigeenka

 

Allssc News Desk

London UK