Menu

Daawo:- Safiirka Somaliya U Fadhiya Dalka Turkeyga Oo Booqday Dadkii Dhawacyadu Kasoo Gaadheen Qaraxii Zoobe (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Safiirka u fadhiya Somalia ayaa boqoday Dadkii dhawacyada kasoo gaadheen Qaraxii Isgoska Zoobe kuwaas oo dhowaan loo qaaday dalka Turkeyga.

 

 

Allssc News Desk

London UK