Menu

Daawo:- Dadka Wali Lagu La’yahay Weerarkii argagixiso Ee Lagu Qaaday Shacabka Somaliyeed (Daawo Maqal Muqaal)

Muqdisho(Allssc):Qaraxii Zoobe ayaa keenay in nolol iyo geeri lagu waayo dad kale oo ad ubadan, kuwaas oo ay baadi goobayaan qoysaskoodii.Qeybtii labaad ee dadka la weysan yahay ayaa lasoo bandhigay, waxaana ay ubadan yihiin dhalinyaro markii ugu war dambeysay ka agdhawaa agagaarka Zoobe.

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia