Menu

Daawo:- Dekeda Berbera Oo Mudadii Ugu Danbaysay Si dadban U Xidhnayd Iyo Shaqa Joojin Ay Sameeyeen Shaqalihi Iyo Ganacsatada Alabta Kalasoo Dagta (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Waxaa Shir Saxafadeed siw ada jira u qabtay Qaybaha kala duwan ee ka shaqayn jiray ama ganacsatada kalasoo dagi jirtay alaabta dekeda berbera oo mudadii ugu danbaysay oo gadhaysa 6 bilood si dadban u xidhnayd.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia