Menu

Daawo:- Siilaanyo Iyo Sixiroole Saylici Oo Isku Khilaafay Shiine Furcas Oo Eedo U Tahay Amina Waris (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Waxaa Saxafada la hadlay Shiine Furcas kaas oo eedo u tahay Amina Waris dhwoana lagasoo eryay magalada Borama oo uu Jabhada SNM ugu magacownaa Badhasaab. Shiine Furcas ayaa waxaa shaqada ka joojiyay Sixiroole Saylici  balse waxaa markiba dib u magacaabay Amina Waris oo iyadu gacanta ku haysata Saxeexa Duq Siialanyo.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia