Menu

Daawo Hoosgale Cali Sandule Oo U Calaacalay Jabhada SNM Wakhti Uu Sheegay In Muuse Dhiigyacab Uu Besha Dhulbahante Caayay (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Waxaa saxafada hor fadhiistan Cali Sandule oo ka tirsan Hoosgaalda Jabhada SNM. Cali Sandule ayaa Muuse Dhiigyacab ku eedeeyay in uu aflagado u gaystay Besha Dhulbahante ee uu kasoo jeedo wakhti Cali sandule uu ku dharanayo Jabhada Beesha Muuse Dhiigyacab.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia