Menu

Wasiir Ku XIgeenka Caafimaadka Jabhada SNM Oo LA BAxsaday Gadhigii Jabahda SNM – Xalada Jabhada SNM Oo W

Hargaysa(Allssc):Wasiir ku-xigeenkii  caafimaadka Xassan Daahir Dhinbiil  ee la baxsaday gaadhigii Jabhada SNM ee uu watay ka hor intii aanu xilka ka qaadin Siilaanyo, isla-markaana, gaadhigaasi aanu ku wareejinin wasiir ku xigeenkii cusubaa ee xilka kala wareegayey wakhtigii xil-wareejinta  ee 18/June/2017.

Gaadhigaa Jabhada SNM Numberkisana ahaa 1990 GT, inta uu ka furay taarikadii SNM uu ku xidhay taarikada gawaadhida dadweynaha 67902, gaadhigaas oo aanu illaa iyo hadda kusoo  wareejinin Wasaaradda Caafimaadka.

Allssc News Desk

London UK