Menu

Sualo Badan Oo Ku Hareeraysan Wasiiru Dowle Mamulka Besha Garoowe Oo Shaqada Laga Qaaday Kadib Markii Uu Tageray Dowlada Federalka Dhibisti Qalbi-Dhagax

London(Allssc):Mamulka Besha Cabdiwali Gaas oo hore in badan u dhiibtay Saraakiil ONLF kuwaas oo laga qab qabtay Boosaaso iyo Gaalkacyo iyada oo loo dhiibay Dowlada Itoobiya. xil ka qaadista Wasiiro Dowlaha ayaa la sheegay in hore ula booca loogu tukubayay oo ay ka mid ahayd khilaaf baladhan oo ka dhex jira Mamul Beleedka Garoowe.

 

 

 

 

Allssc News Desk

London UK