Menu

Daawo:- Koox La Baxday Madasha Bad Badada Oo Garoowe Isku Caleemo Saartay – Gaas Oo Godkisia Biyo Ugu Galeen (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc): Koox la baxday Madasha Badbadinta Mamulka Garoowe o wakhtigan ay arkeen in uu yahay mid gabi ahaanba bur buray. Kooxdan ayaa eedo iyo dhaleecooyin u jeediyay Cabdi-Faaruq oo isagu ugu danbayntii uu ku burburay gacantiisa, kadib markii mudo lasoo bakhti jiidayay maamulka besha Maxamuud Saleebaan.

 

 Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia