Menu

Daawo:- Jabhada SNM Oo Wali Kusii Dhagan Magaca Somaliland Wakhti Ay Iska Indhasabayaan Deganka Khaatumo State Inuusan Hoostagin Jabhadooda SNM (Daawo Maqal Muqal)

Laascaanood(Allssc):Jabhada SNM oo wali kusii Indhacad sheegashadii Shacabka iyo Degaanka reer Khaatumo. Jabhada SNM ayaa dhulka iyo dadka wali ugu yeedhaysa Somaliland, iyada oo ay fadhiyaan masuliyinka Reer Khaatumo.

 

Allssc News Desk

Laascaanood Khaatumo State