Menu

Daawo:- Wadooyinka Magalada Hargaysa Oo Ay Kala Xidheen Dad Baahi Iyo Macaluul Ka Cabanaya – Jabhada SNM Ku Eedeeyay In Ay Mucawinoyinka Musuq Masuqan (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Habeen iyo caruur ayaa kala xidhay wadoyinka Hargaysa kwuaas oo ka cabanaya Baahi iyo Macaluul ay ka qaadeen Abaaraha iyo Sicir bararka ragaadiyay deganada ay maamusho Jabhada SNM. Shacabkan ayaa sidoo kale Jabhada SNM ku eedeeyay Musuq Maasuq iyo boob rashinka loogu deeqay dadku ay abaaruhu barakiciyeen.

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia