Menu

Doorashada Madaxweyne K/xigenka Khaatumo Oo La Filayo Inay Dhacdo Malinta Sabtida Oo Ku Beegan 19 August 2017

London(Allssc): Wararka aan ka helayno Golaha Barlamanka Khaatumo ayaa shegaya in Musharaxiin gadhaya 6 Musharax kuwas oo u tartamaya in ay buxiyaan Booska Madaxweyne K/xigenka Khaatumo oo dhowan golaha Barlamanka Xilka ka qaadeen Madaxweyne K/xigeenkii Hore Cabdalla Cagalule.

Dorashada Madaxeyne K/xigenka ayaa la filayaa in ay  dhacdo Malinimada Sabtida fodainagusoo haysa oo ku beegan 19 August 2017, wali lama saadaalin karo masuulka ku guulaysanaya.

 

 

 

Allssc News Desk

London UK