Menu

Ogaysiis:- Kulan Taageero Maamulka Khaatumo Oo Ka Dhici Doona Magaalooyinka Matanaha Ee Minneapolis/ St Paul

Maplewood(Allssc):Waxaa dhaman Jaaliyada Gobolka Minnesota ee Cariga maraykanka la ogaysiinayaa in Kulan Taageero Maamulka Khaatumo State lagu qaban doono Galabnimada Axada taariikhduna ku beegantahay August 13 2017.

312 W Lake Street Minneapolis MN 55406

Axada  13 August 2017

5 Galabnimo ilaa 9 Fiidnimo

 

 

Allssc News Desk

Maplewood MN