Menu

Daawo:- Lacagtii Faalsada Jabhada SNM Oo La Waayay Cid Qaadata Gudaha Magaalada Hargaysa (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Shacabka Hargaysa iyo Burco oo hore u ahaa kuwo caadifada Mamulka ay tageeraan ku qaata Lacagta loo yaqaan U-niyooda ee leedahay Jabhada SNM.

Shacabka oo wakhtigan dareemay in waraaqo Faalso ah looga badalanayo lacagtoda Dollarka ayaa bilaabay in ay gabi ahaanba diidaan Faalsadaas SNM waxana ay bilaabeen in ay qashinka ku daran kadib markii ay 100 Dollar uu dhaafay in ka badan Malyan.

 

 

 

Allssc News Desk

London UK