Menu

Daawo:- Shiikh Adan Sune Oo Beeshiisa Isaaq Weyndiiyay Waxay Gooni Goosadka U Raadinayaan Inay Tahay Kaniisad Doon Iyo Gaalnimo (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Kadib markii Shabakada Allssc Media ka qortay dhacdadii Haragysa ee Kanisada cusub ee laga furay Hargaysa taas oo Culumada Besha Isaaq badidooda ama kuwoda ugu waaweyn ay raali ku noqdeen sida Shiikh Dirir iyo Mustafe, ayaa waxaa jawaab ka bixiyay Shiikh Adan Sune kaas oo Beeshisa Isaaq iyo Culumada Beshisa canan aan laga dhagaysanayn kala dul dhacay.

Shiikh Adan Sune oo in badan hore loo xidhay mudo dheerna xidhnaa kaas oo aan haysan garab ama qabiil  adag besha Isaaq dhexdeda. Shiikh Adan Sune ayaa u nugul xadhiga iyo tacadiyada had iyo jeer lagula kaco marka uu ka hadlo arimaha foosha xun ee ka socda gudaha maalada Hargaysa. Shiikh Adan Sune ayaa in badan u xidhnaa dhacdadii Anderson Cooper oo uu ka hadlay codsadayna in talabo laga qaado Cooper iyo Iskulka wali u furan kooxdaan oo dhaqan xumada lagu baro caruurta.

Dhacdadan lagu gaalaysiinayo shacabka reer Hargaysa ayaan wali cumulada BEsha SIaaq ka hadal marka laga reebo Shiikh Adan Sune oo kaliya, waxaa muuqata in Culumada BEshaaas sidii hore Shabakada Allssc Media u qortay ay ku qanacsanyihin kuna raali noqdeen in Gaalnimo iyo Anderson Cooper noociisa lagu raadiyo Ictiraaf iyo Aqoonsi.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia