Menu

Daawo:- Golaha Barlamanka Maamulka Khaatumo State Oo xilkii Ka Qaaday Madaxweyne K/xigeenka Khaatumo Cabdalla Cagalule

Buuhoodle(Allssc): Golaha Barlamanka oo Ay Soo Xaadireen 25 xildhibaan ayaa Mooshin laga keenay Madaxweyne K/xigeenka Khaatumo Cabdalla Cagalule kaas oo xildhibanada ku eedeeyeen Shaqo Gudasho la’aan.

Xildhibanada ayaa si aqlabiyada u ogolaaday in Mr Cabdalla Cagalule uu baneeyo xilka Madaxweyne K/xigeenka Khaatumo State. wali ma jiro Masuul u sharaxan Xilka Madaxweyne K/xigeenka.

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State