Menu

Daawo Mudaharado Waaweyn Oo Ruxay Magaalada Boosaaso Iyo Shacabka Oo Diiday LAcagta Faalsada Ah Ee Cabdiwali Gaas Gudaha Boosaaso Ku Daabacdo

Bosaso(Allssc): Shacabka magalada Boosaaso ayaa xidhay dhaman goobaha Ganacsiga isuguna baxay Dibad baxyo waaweyn kuwaas oo si aad ah u diidanaa Lacagaha Faalsada ah ee Cabdiwali Gaas ku daabacdo gudaha magaalada Boosaaso.

Cabdiwali Gaas ayaa ku beegan magaalada Boosaaso taas oo sababtay in maleeshiyo Beesha Cabdiwali Gaas ud halatay ay sii gadhan Boosaso kuwaas oo Tacadiyo bini aadaminimo ka wada halkaas.

 

 

Allssc News Desk

Garoowe Somalia