Menu

Deg Deg:- Maleeshiyada Cabdiwali Gaas Oo Dagaal Khadhaadh Dhexdooda Uu Ka Qarxay Khasaaro Weyn Oo LA Sheegayo (Daawo Maqal Mqual)

Boosaaso(Allssc): Waxaa magalaada Boosaaso uu dagaal khadhaadh oo beelaysan uu ku dhexmaray Maleeshiyada Cabdiwali Gaas kuwaas oo isku qabsaday xogaa dhaqalo ah. MAleeshiyadan ayaa las heegay in ay u kala safteen Hab Beeled kuwaas oo la sheegayo in ay dhalisay khasaare lixaad leh.

Wali waxaa magalada Boosaaso ka jira xalad kacsan waxaa idhan goobaha ganacsiga waxana jira baqdin in mar kale Maleeshiyo beeledka Cabdiwali Gaas ay fooda isku daraan gudaha magaalada Boosaaso.

 

Cisman Qandala Allssc

Garoowe Somalia