Menu

Nasashada Jimcaha Ka faa’ideyso: NOLOSHA IYO FAHAMKEEDA ~~ SHEIKH MUSTAFA

London, (Allssc.com).

Sidii Caadada inoo ahayd maanta oo kale waxeynu ku nasanaa inteynu cumputerka horfadhino kelimad ina anfacda aduunkeena iyo aakhiradeena oo marba uu inoo soo jeediyo shiikh ka mida mashaa’ikhda somaliyed ee waaweyn.

Maanta waxaan idiin doornay muxaadaradan qiimaha badan ee ka hadleysa ineynu si qotodheer u fahano nolasheena iyo macnaheeda, waxaana inoo soo jeedin doona shiikha weyn ee somaliyeed ee Mustafa Xaaji Ismaaciil.

Hoos Ka Daawo:

 

 

 

Allssc news desk.