Menu

Daawo:- Shirka Muqdisho Ee Kooxdii Bahal Higlo Oo Lagu Karbashay Madaxweyne K/xigenkii Khatumo Iyo 2 Xubnod Oo Ka Mida Ex-G11 (Daawo Cabdulahi Cudur Oo Faahfahiyay)

Muqdisho(Allssc): Waxaa Waraysi laga qaaday Cabdulahi Cudur kaas oo si badheedha u iftiimiyay waxa ka socda Muqdisho iyo waxaa laga filayo shirka Buuhoodle loogu durban tumayo Besha Cabdiwali Gaas.

Cabdulahi Cudur ayaa iftimiyay in shirka Muqdisho aan laga rabin Mamulka Khaatumo kuwa hada u magacaban iyo kuwi lasoo shaqeeyay sida Ex-G11, Md K/xigenka Cagalule, Indhasheel.

Cabdulahi Cudur oo C/wali Gaas iyo Beshisa u qabilsan Burburinta Shacabka Khatumo ayaa fikirkisa ay la qaban Kooxda Bahal Higlo ee guuraynta badan hadana Muqdisho u jooga burburinta dadkoda iyaga oo dhafsanaya waxoogaa sandareero ah.

 

Allssc News Desk

London UK