Menu

Daawo:- Isimada Maxjarka Garoowe Oo Isu Jawaabay- Dabagooye Oo Ka Jawaab Celiyay Waraysigii Garaad Saleebaan (Daawo MAqal Muqal)

Muqdisho(Allssc):  Waxaa si dag daga u jawaabay Cabdullahi Dabagooye oo ku sugan Muqdisho kaas saaxibadisa Garoowe kasoo wada anba baxeen u sheegay in uu wakil ka yahay Garaad saleebaan. Kooxdan Qawlaysato ah oo Muqdisho u tagay Burburinta Shacabkooda iyo Gacan Maris kadib markii Ceelki iGaroowe ee Besha C/wali GAas Gudhay.

Kooxdan oo la magac baxday Dooxatada Higlada ayaan wax mab da’ah ku midaysnayn marka laga reebo burburnta Shacabka Reer Khaatumo oo iyagu u arkaan  in ay tahay Hab ka hor imanaya qaabka ay u noolyihin oo ah in ay cid kasta gacanta Hoorsadaan.

 

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia