Menu

Daawo:- Qarax Lagasoo Buxiyay Oo Ku Qarxay Magalada Muqdisho Dhimashada 3 Ruux (Daawo Maqal Muqal)

Muqdisho(Allssc): Waxaa Kantaroolka Siinka Dheer ku qarxay gadhi Dhayna ah kaas oo lagasoo buuxiyay walxaha qarxa. Gadhigan oo laga shakiyay lana rabay in la baadho aya aku qarxay duleedka magaalada Muqdisho makhrimnimadi imaanta.

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia