Menu

Daawo:- Madaxweyne K/xigenka Khaatumo Mr Cabdalla Cagalule Oo Aqbalay In Uusan MD Ku Xigeen Ahayn Khatumana Jirin Iyo Codsi Xilka Qaad Oo Shacabku Dalbanayan

Muqdisho(Allssc): Shacabka Reer Khaatumo Ayaa la yaab ay ku noqotay in MD K/xigeenka Khataumo Cabdalla Cagalule uu ka qayb galay aqbalayna in Mamulka Khaatumo uusan ahayn mid jira iyo in Madaxweyne K/xigeenka uusan ahayn MD K/xigeen madama mamulka uu Madaxweyne ku xigeenka u yahay uusan jirin.

Shacabka Reer Khaatumo ayaa guda iyo dibad dalbanaya in Golaha Barlamanka Khaatumo ay si dag daga uga fariistan Xilkaa uu baneeyay Madaxweyne K/xigenka Khaatumo Cabdala Cagalule ay Masuul kale 7u magacaabana xilkaas.

 

 

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia