Menu

Daawo:- Qarax Aad U Culus Dad shacab Ah Ku Dhamadeen Oo Muqdisho Ka Dhacay (Daawo Maqal Muqal)

Muqdisho(Allssc): Qarax ay ku dhinteen 5 ruux oo shacab ah ayna ku dhaawacmeen 10 ruux ayaa ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho.

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia