Menu

Daawo:- Dalka Maraykanka Oo Xidhxidhay Somalidii Ugu Badnayd Ee Ka Ganacsata Qaadka (Daawo 44 Lagu Guray Jeelasha)

Maplewood(Allssc): Police Dalka Maraykanka ayaa qab qabtay Somalida ka ganacsata qaadka ee ugu abdnayd.  44 qof ayaa loo taxabay xabsiga iyada oo laga kala qabtay magaalooyinka New York , Seattle Washington  iyo Minneapolis.

 

 

 Allssc News Desk

Maplewood MN