Menu

Daawo:- Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Ku Qoslay In Dorashada Besha Isaaq Ay Ictiraaf U Keenayso (Daawo Madaxweynaha Oo Qosol La Dhacay)

London(Allssc): Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geele ayaa aad ugu qoslay kadib markii Saxafada Taageerta Mamulka Besha Isaaq ay waydiiyeen in Doorashadan ay Ictiraaf u keenayso Mamaulka Beshaas.

Madaxweynaha ayaa dib u waydiiyay suxufigii Besha Isaaq waxana uu waydiiyay maxay u keeni wayday  dorashoyinkii hore Ictiraaf iyadoo aan jawaab loo hayn ayaa Saxafigi maweladisa siiwatay isaga oo yidhi waxay aminsan yihiin in ay Ictiraaf markan keenayso. Madaxweynaha Jabuuti ayaa aad ugu qoslay una shegay in aysan ka duwanan doonin kuwii hore iyadoo wakhtigan ay ka fool xuntahay dorashoyinki iBesha Isaq Qabsan jirtay wakhtiyadii hore.

 

Allssc News Desk

London UK