Menu

Daawo:- Kooxdii Xamar Ku Shirsanayd Oo Fariintii Garoowe Loogasoo Dhibay saxafada Saaka KA Akhriyay (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Koox malmihii ugu danbaysay ku shirsanayd magaalada Muqdisho kuwaas oo ahaa kuwo wata ujeedooyin kala duwan balse ku midaysan burburinta maamulka Khaatumo ayaa ugu danbayntii maanta saxafada ka sheegay in ay diidan yihiin mamulka Khaatumo.

Kooxdan oo hore u ahaa Khaatumo diid ayaa la shegay shir saxafadeedkoda ka hor in ay  kulan la qateen C/wali Gaas kaas oo la qorshaynayay wixii aan maanta saxafada ka jeediyeen ee ahaa in ay khatumo kasoo hor jedan walow ay hore uba diidanayeen.

 

Allssc News Desk

London UK